Atoore

Atoore (; ; Atariisho oo ah dhediga jilayaasha) waa qof jilaa ah, kaasi oo inta ugu badan qeyb ka ah filim, ruwaayad, ciyaar, ama nooc kale oo madadaalo ah. Atooruhu waa qof matalaya qof kale asagoo raacaya sheeko diyaarsan.

Jilayaasha dumarka ah waxaa loo yaqaana Atariisho.


Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Other Languages

Copyright